Shuban Biyood Ka Dilaacay Magaalada Burco Iyo Tirada Dadka Loo Dhigay Cisbitaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shuban Biyood Ka Dilaacay Magaalada Burco Iyo Tirada Dadka Loo Dhigay Cisbitaalada.
June 6, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Isku duwaha wasaarada caafimaadka gobolka togdheer ee wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada burco

Xanuunka shuban biyoodka ayaa waxaa cisbitaalada magaalada burco losoo dhigay inka badan afartan ruux

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS