|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirka Uu Buurmadow Ku Dhawaaqay Haduu Yahay Beelo Beelo U Shiraya Waa Xaaraan”.Cali Warancade
June 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaadihii kala dambeeyay ee Somaliland ayaa ka hadley aragtidiisa ku aadan shirka ay ku baaqeen inay qabsanayaan beelaha dega bariga iyo galbeedka Burco. Siyaasigu waxa uu sheegay in hadii uu shirkaasi dan u yahay Somaliland uu taageersan yahay, balse hadii aanu dan u ahayn qaranka Somaliland oo uu yahay beelo beelo u shiraya inuu ka soo horjeedo oo uu yahay shir xaaraan ah. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal Oo Ka Hadlay Khilaaf Ka Jira Gobolka Salal Iyo Xaalada D... DAAWO; Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shaqaaqo ka Dhacday Deegaano Kamida Gobolka Iyo Tir... Golaha Wakiillada Oo madaxweyne Biixi Ka Diiday In Xilka Laga Qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|