|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ee Dalka Itoobiya Oo Ka Qaybgalay Shir Lagaga Hadlay Arimaha Maalgashiga Laguna Qabtay Adis-Ababa,
June 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA9W,N) Safiirka somaliland iyo safiir kyxigeenka ufadhiya dalka itoobiya ayaa ka qaybaglay shir caalami ah kaasi oo ay soo qab qaabisya dawlada china ujeedadiisu ahayn sidii africa ay ay dawlada china ugu samayn lahayd maalgashiyo dhinacyo kala duwan leh Masuuliyiinta ka socday safaarada somaliland ee adis ababa ayaa halkaasi kulamo kula yeeshay madax kala duwan oo ka kala socotay china iyo qaarada africa Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Fadhigii Golaha ka Saaray Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Sobobta! Xildhibaan Indho Indho Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Reer laascanood Ku Dha... Daawo:Hees Qiiro Leh Oo Fanaanka Caanka ah Ee Nuur Daalacay U Qaaday Abaaraha Saameeyay Dad Iyo Duun... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|