Qoysaskii Laga Raray Wadada 150 oo Ka Banaan Baxay Musuq-maasuq Lagu Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Laga Raray Wadada 150 oo Ka Banaan Baxay Musuq-maasuq Lagu Sameeyay
June 28, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Hooyooyin ka mid ah qoysaskii laga raray wadada xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta isugu soo baxay banaan-bax xoogan.

Hooyooyinkan ayaa waxa ay sheegeen inay ka cabanayaan kaadhadhkoodii la siiyay oo la musuq maasuqay, Islamarkaana gudida xaafadaasi ay dad kale siiyeen kaadhadhkoodii, Waxaana fariin u direen Maayirka caasimada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS