|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maxamed Kaahin Wuxuu Igu Yidhi Dawlad Waxa Lagu Dhisaa Kala Adkaan iyo Xoog..” Cabdilaahi Jawaan
June 16, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa ka hadleyshirka ay qabsanayaan beelaha Bargiga Burco, Isagoona Xukuumda ku dhaliiley inaanay shirkaasi qabsoomidiisa ka soo horjeedo. Dhinaca kale, Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa sheegay in Wasiir Maxamed Kaahin uu ku gacan saydhay talo uu ula tagay oo ku saabsan in la mideeyo gobolada Bariga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|