Magaalada Gabiley oo Si Weyn Looga Oogay Salaada Ciidul Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley oo Si Weyn Looga Oogay Salaada Ciidul Fidriga
June 4, 2019 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN) – Magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley ayaa ka mid ah gobollada dalka Somaliland ee maanta sida weyn looga oogay salaada Ciidul Fidriga, iyadoo subaxnimadii hore ee saaka dadku isugu soo baxeen fagaarayaasha waaweyn ee magaalada, halkaa oo ay ku tukadeen si wada jir ah Labada Rakco ee Salaada Ciidda.

Sidoo kale, Waxaa shacabka magaalada Gabiley Salaada Ciida kala qayb galay Wasiiro, maamulka iyo Madax-dhaqameed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS