|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Soo Qabto Gacan Ku Dhiigleyaashii Dilalka Gaystay
June 17, 2019 - Written by Reporter:Ceerigaabo (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka gobolka Sanaag oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ceerigaabo, ayaa ka hadley xaalada guud ee gobolka Sanaag, Iyagoona ku baaqay in si deg deg ah loo soo qabto gacan ku dhiigleyaashii dilalka ka gaystay gobolka Sanaag islamarkaana sharciga la mariyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Ceerigaabo Office Wajalenews@gmail.com Related posts:“Ururrada Siyaasadu Kuma Furmayaan Kalmadii Uu Wasiir Koore Yidhi….” Siyaasi Jamac Cabillaahi Biin. “Dhalinyarada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Nabadgalyada Ka Shaqeeyaan”Wasiirka Ciyaaraha Jsl DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Mashaariic Tiro Badan Oo Ay Dawlada Hoose Hirgalina... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|