|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya oo Internet La’aan Ah Maalintii Toddobaad
June 17, 2019 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN) – Internet la’aan ayaa saamaysay inta badan dalka Itoobiya, arrintaas ayaana gashay maalintii toddobaad. Internetka ayaa Addis Ababa ku soo noqday galinkii dambe ee Jimcaha balse waxay u muuqataa in uu wali ka maqan yahay qaybo badan oo dalkaas ah, sida uu ku soo warramayaan warbaahinta dalkaasi. Adeegga fariimaha gaaban ayaa sidoo kale maqnaa tan iyo Khamiistii. Adeegyadan maqan ayaa ku soo beegmaya Imtixaanaadka qaranka, taas oo dadka qaar ay sheegeen in ay tahay sababta keentay in khadku baxo. Waxaa la isla dhex maray in tallaabooyinkaas lagaga golleeyahay in lagu joojiyo in ardaydu imtixaanaadka qishaan, balse xukuumaddu ma xaqiijin arrintaas.
Wajaalenews Desk Addis Ababa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar kale Si Dadban U Weeraray Madasha Wada-Tashiga, Sheegayna Inaanu Aqbalay... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl Iyo Arimaha Wax Lagaga Waydiiyay! “Qolyaha Dawladda Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin Waxa Aan Leeyahay Beenta Aad Shacabka Ku Shubaysaan Is... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|