Golaha Guurtida Somaliland oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Tayada Waxbarashadda Dawliga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Tayada Waxbarashadda Dawliga
June 30, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen islamarkaana uu shir-gudoominayay guddoomiyaha golahaasi, waxa ay Xildhibaanadu dood adag ka yeesheen xaalada Waxbarasho dalka, Iyagoona ku baaqay in waxlaga qabto tayada Waxbarashda dawliga ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS