|
|||||
WAJAALE NEWS
Gabiley: 2072 Arday oo U Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah
June 15, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN) – Waxaa saaka magaalada Gabiley si rasmi ah uga furmay Imtaxaanaadka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose Dhexe. Imtaxaankan ayaa waxaa u fadhiistay Ardayda tiradoodu gaadhayso 2o72 Arday oo isugu jiray Dugsiyada Sare iyo Dugsiyada Hoose Dhexe. Dhinaca kale, waxaa goobaha u ka furmay Imtaxaanku kormeer ku tagay Badhasaabka gobolka Gabiley, Gudoomiyaha waxbarashada Gabiley, Taliyaha Hawl gelinta iyo Xoghayaha fulinta dawlada hoose.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Gabiley Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xadhiga Muwaadin Mudo Uxidhan Wiil Uu Dhalay Madaxwayne Biixi Iyo Farii... Raysal-wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Oo Sheegay in Beesha Caalamku Soo Mariso Deeqaha loogu talo-Ga... Daawo:Ugaaska Beesha Bariga Burco Oo Ka Hadlay Dhacdadii Gabilay Ka Qabsatay Hogaamiye Xirsi X.Cali ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|