|
|||||
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Madax-dhaqameedka Ceel-afweyn oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shirka Uu Ku Dhawaaqay Buurmadow
June 18, 2019 - Written by Reporter:Ceel-afweyn (WJN) – Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha Degmada Ceel-afweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaankaasi, ayaa waxa ay gabi ahaanba ka soo horjeesteen shirka uu ku baaqay Boqor Buurmadoow, Iyagoona sheegay in aanay is qabanayn inuu nin gacmaha kula jira dhiig uu yidhaa shirbaan qabanayaa. Dhinaca kale, Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka deegaanka Ceel-afweyn ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland ugu baaqeen inay si deg deg ah wax uga qabato go’aamadii lagu gaadhay Degmada Ceel-afweyn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Ceerigaabo Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO: Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadalay Khilaafka Golaha ... Masuuliyiinta Wasaarada Waxbarashada iyo Hay”adda Shaqaalaha oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa Madaxweynaha Jsl Oo Cusbitaalka Hargeysa Neurology Ku Booqday Ciise Xaaji Shaacuur (Ciise Degele) Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|