|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Kenya oo Soomaaliya Ugu Hanjabtay Aqoonsiga Somaliland
June 4, 2019 - Written by Reporter:Nairobi (WJN) – Dawladda Kenya oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeya Soomaaliya, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ugu hanjabtay inay xidhiidh toos oo dibloomaasiyadeed iyo Aqoonsi buuxa u fidinayso Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey xidhiidhka ay la wadaagtaa sii xoogaystay. Hadalka Dowladda Kenya ee arrintan ku saabsan kaga bogo warbixinta uu muuqaalkan Hoose xambaarsan yahay
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Maxkamada Ingriiska oo Markale Qaraar Ka Soo Saartay Khilaafka U Dhexeeya DP World iyo Jabuuti DAAWO; Madaxwayne Xaaf Oo Ka Hadlay Sobobta Uu U Fashilmay Shirkii Dawlada Fadaraalka Iyo Maamul Gob... Xadhigii Ambassador Safiina oo Run Ka Dhigay Shaki Laga Qabay Mulkiilaha Shirkada SOMCABLE Mohamed A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|