Dagaal Ka Dhacay Dagmada Dhoobaweyn Ee Gobolka Qoraxey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Ka Dhacay Dagmada Dhoobaweyn Ee Gobolka Qoraxey
June 21, 2019 - Written by Reporter:

Qoraxey (WJN) – Wararka hadda naga soo gaadhaya dagmada Dhoobaweyn ee gobolka Qoraxey ayaa sheegaya dagaal lagu hoobtay inuu xalay xili dambe ka bilowday tuulada Ceel-lamood ee dagmada Dhoobaweyn ee gobolka Qoraxey.

Dagaalka ayaa lasheegayaa inuu u dhexeeyo laba beelood oo wada dega halkaasi, sida xogta aan ku helayno dagaalka ayaa salka ku haya ceel biyoodka “Ceelamood” oo ah tuulo u dhexaysa tuulooyinka Nagaad-weyne iyo Haarweyn.

Illaa hadda ma jiro war madaxbanaan oo si dhab ah u xaqiijiya inta ay le’egahay khasaaraha ka dhashay dagaalka oo bilowday xalay xili dambe.

 

Wixii warara ee ka soo kordha kala soco Shabakada Wajaalenews

 

Wajaalenews Desk

Jigjiga Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS