|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madasha Watashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Xaalada Dalku,Dhaliilana Ujeediyay Xukuumada Biixi.
June 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Odayaasha madasha wadashiga iyo toosinta qaranka somaliland ayaa markii uhoraysay intii madaxwayne biixi la doortay ka hadlay hala aya marayso xaalada dalku Muj xasan guure, muj maxamed xaashi, muj prof cabdisalaan yaasin iyo xubno kale oo maanat warbaahinta la hadlay ka hadlay guud ahaan xaalada dalka arimaha doorashooyinka, xaalada ka taagan gobolka sanaag HALKANKA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/RzXd2cjGJ8g Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Maanta Isugu Yeedhay Shir-gudoonka Guurtida, Wakiilada Iyo Axsaabta Qaranka+Sawi... Daawo:Sheekh Ka Mid ah Culimada Waawayn ee Magaalada Burco Oo Fasiraad Ka Bixiyay Dhacdadii Mucjisad... Xildhibaan Maydhane Oo Katirsan Xisbiga kulmiye Ayaa Taageeray Shir Gudoonka Isbahaysiga Mucaaridku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|