|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Hadii Ay Jirto Cid Beelo Ah Oo Shir Loo Qabanayo Waxaa U Baahan Ceel Afwayn,Ee Burco Uma Baahna”Cabdilaahi Cukuse.
June 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirkii hore ee Wasaarada xanaanada xoolaha ee xukuumadii siilaanyo cabdilaahi Cukuse ayaa ka hadlay xaalada tagaan gobolada bari ee Somaliland ee sool iyo sanaag Cadbilaahi cukuse ayaa sheegay in Somaliland marwalba diyaar utahay sidii ay uwada gaadhi lahayd xuduudaheeda xukuumada madaxwayne biixi ay ku talaabsatay arimo muhiim gaar ahaan gobolka sool Ex wasiir cabdilaahi cukuse ayaa ka hadlay shirka a sheegay in ay wada yeelanayaan beelaha galbeedka burco iyo barigu HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/cNjCQ2rDMeg Related posts:Gudiga Imtixaanka Ka Qaadaysa Boosas Ka Banaan Cusbitaalka Guud Ee M, Hargaysa Ka Oo La Dhaariyay Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Eedo Ujeediyay Maayarka Iyo Khilaafka Hadheeyay Kal... DAAWO; Muuqaalada madasii xidhitaanka wajiga koowaad Ee Barmaamijka Shaqo Qaran Iyo Wacdarihii Ay So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|