|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Maalinta Qaxoontiga Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
June 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta qaxoontiga aduunka oo lagu qabtay magaalada hargaysa huteelka maansoor Xusnka maalinta qaxoontiga aduunka oo caalamka oo dhan laga xuso 20bisha.
Munaasibada ayaa waxaa soo agaasimay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland iyo haayada unhcr waxaana ugu horay ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga Cabdikariim Maxamed Axmed (Xinif) iyo xubno ka socday haayadaha caalamiga ah ee ku sugan somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Masuul Dawladeed Iyo Odayaal Reer Somaliland Ah Oo Lagu Xidhay Amar Ka Soo Baxay Dawladda Jabuuti Hanti-dhawraha Guud Ee Qaranka Oo Abaabulaya Dacwado Uu ku Oogo Wasiiraddii is-casilay.iyo Wasaarad... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kulan Layeeshay Wafti Sare Oo Ka Socday Qar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|