|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Dhimirka Raywaan oo Roobabkii Shalay Khasaare Soo Gaadhsiiyeen,
June 8, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maayarka casimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) oo ay weheliyaan xubno katirsan golaha deegaanku ayaa kormeer indho indhayna kusoo maray xaafado roobabkii shalay khasaare soo gaadhsiiyeen. Sidoo kale maayarka caasimada ayaa booqasho ku tagay xarunta dhimirka ee raywaan taasi oo lagu dabiibo dadka xuskoodu aanu dhamayan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/mOH86ANkuVA
Related posts:Shacabka Somaliland Oo U Dhag Taagaya Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada Madaxtooyada Somaliland+Ku... “Tirada Murashixiinta Guulaysanaysa Waynu Garanaynaa, Waxa Kaliya Oo Innaga Qarsoon Magacyadooda Iyo... BAYAAN TAAGEERO: Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|