|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xafiiska Imtixanaadka Oo kormeer Kusoo Maray Qaarkamida Dugsiyada Wajaale Ee Ay ka Socdaan Imtixaanadu.
June 18, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaada qaranka Daa,uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan Maamulkga Degmada Tog Wajaale ayaa kormeer Ujeedadiisu tahay ugur galida habsami usocodka imtixaanka shahaadiga kusoo maray Dugsiyada Degmada Wajaale oo ay ka socdaan imtixaanadii shaadig ahaa . Gudoomiyaha iyo Maamulka Wajaale ayaa hadalo dardaaran iyo dhiiri galin iskugu jira ujeediyay ardayda ku gudo jiray imtixaanka oo maalintii afaraad ka socda guud ahaan somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Caawa Bandhig Suugaaneed Ku Qabtay Magaalada Burco Iyo Nuxurka M... DAAWO; Suldaan Mawliid Cali Ibraahim (Sabayso) Oo Xaalka Bixiyay Hadalo Hore Uga Soo Yeedhay Suld... Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta JSL Oo Digreeto Kusoo Saaray Fasaxa Madaarista Qur'aanka Kar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|