DAAWO; -Dhalinyaradii Dhamaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranku Oo Qayb Ka Noqon Doona Ilaalada Imtixaanka Shahaadiga ah
June 11, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Agaasimaha barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradi dhamaysatay barmaamijka shaqo qaran ay ilaalin doonaan ardayda ufadhiisanaysa imtixaana shahaadiga ah oo dalka ka bilaabi doona maalinta sabtida ah