|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cuqaasha & Waxgaradka Galbeedka G, Sanaag Oo Baaq Culus Udiray Madaxweynaha Jsl Iyo Taliyaha Ciidanda Qaranka!
June 22, 2019 - Written by Editor:CEERGAABO(W,N) Cuqaasga iyo waxgaradka beesha galbeedka gobolka sanaag ayaa cabasho xoogan ka muujiyay maamulka ay gobolka ku lahaayeen oo dhamaan xukuumada madaxwayne biixi xilalkii ka qaaday. Sidoo kale waxgaradka beesha galbeedka sanaag ayaa madaxwayne biixi iyo taliyaha ciidanka qaranka ku eedeeyay in ay iyagu masuul ka yihiin falka lagula kacay beeshooda Sidoo kale cuqaashan ayaa wasiirka arimaha gudaha ku sheegay in uu noqon waaayay wixii ay ku yaqaaneen islamarkaana uu xilku dhalan gadiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Sharaxay Muhiimada Uu Bulshada Somaliland Uleeyahay M... Daawo:Oday Axmed Muxumed Qaalib Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Qoys Xukuumadu Wiilkoogii U Dhiibtay Jabu... Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Bandar Wanaag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|