DAAWO;-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Doonyo Si Sharci Daro ah Kaga Kaluumaysanayay Bada Somaliland, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Doonyo Si Sharci Daro ah Kaga Kaluumaysanayay Bada Somaliland,
June 19, 2019 - Written by Editor:

SAYLAC(W,N)- Ciidamada somaliland ee ilaalada xeebaha ee gobolka salal ayaa sheegay in ay qabteen sedex dooyood oo sifo sharci daro ah kaga kaluumaysanayay  biyaha bada somaliland.

Sidoo kale maamulka gobolka salal ayaa iyagu dhinacooda ka hadlay doonyahan sifahasharci darada ah kaga kaluumaysanayay biyaha badda Somaliland kuwaasi oo laga leeyahay dalka yemen

Doonyahan iyo dadkii saarnaaba waxaa hada gacanta ku haya ciidaanka ilaalada xeebaha Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS