|
|||||
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Degmooyinka Arabsiyo Iyo Allaybaday,Kuna Eedeeyay Wasaarada Arimaha Gudaha,
June 19, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Khilaaf dhinaca maamulka degmooyinka ah ayaa mudooyinkii udanbeeyay udhexeeya maamulka degmooyinka Arabsiyo iyo Allaybaday kaasi oo salka ku haya dhinaca xuduuda. Madaxdhaqameedka gobolka gabiley ayaa khilaafkaasi ku eedeeyay wasaarada arimaha gudaha oo ay sheegeen in ay shaqadeedii gabtay tahayna ka ugu liidata wasaaradaha xukuumada madaxwayne biixi HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Dhacdo Damqasho Mudan,Caruur Da,adoodu aad U Yar Tahay Oo Lagaga Guuray Banka Kulul Ee U Dhexe... Daawo:Khilaafkii Hawada Ee Somaliland Iyo Somaliya Oo Mar Kale Dib U Istaadhmay Iyo Xukuumada Somali... Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida Oo Warbixin Ku Saabsan Mashruuca Biyo Baladhinta Haregysa Ka Dhagayst... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|