|
|||||
WAJAALE NEWS
Cilaaqaadka Somaliland iyo Switzerland oo La Xoojinayo
June 20, 2019 - Written by Reporter:Nairobi (WJN) – Wakiilka Somaliland u fadhiya Kenya Baashe Cawil Cumar iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdi Maxamed Rodol, ayaa la kulmay Safiirka Dalka Switzerland u qaabilsan Geeska Afrika Dr. Ralf Heckner, kaas oo fadhigiisu yahay Nairobi. Danjire Baashe Cawil ayaa sheegay in ay Safiirka Switzerland kala hadleen sidii dawladaha Somaliland iyo Switzerland u sii xoojin lahaayeen cilaaqaadkooda gaar ahaan dhinaca horumarinta. Baashe Cawil waxa kaloo uu intaas ku daray inay Danjiraha Switzerland ay sidoo kale isla soo qaadeen wada hadalkii Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya. Wajaalenews Desk Nairobi Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo-Abwaan Sacad Xaaji Maxamuud Gadhle Oo Si Adag U Taageeray Horumarka Dawlada Somaliland, Kuna B... Madaxwaynaha DDS Oo Ka Digay In Dhaqamo La Mid Ah Kuwii Dawladii Hore Looga Faa,idayso Ka Hortaga Ur... Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray 106-Dhisme Waxbarasho Oo Ay Wasaaradda Waxbarashadu Ka Hirgeli... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|