|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Milateriga Somaliland Ee Sanaag oo Gacanta Ku Soo Dhigay 3 Askari oo Dil U Gaystay Nin Ganacsade Ah.
June 18, 2019 - Written by Reporter:Ceerigaabo (WJN) – Ciidamada Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku soo dhigay sadex askari oo deegaanka Goof ee koonfurma magaalada Ceerigaabo ay ku dileen nin Ganacsade ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdilaahi Abshir Diiriye, Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag. Dhinaca kale, Siyaasi Cali Baashe oo ka soo jeeda deegaanka ayaa Taliska Ciidamada Milateriga Somaliland iyo Madax-dhaqameedka gobolkaa Sanaag ku bogaadiyay soo qabashada Askartan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Ceerigaabo Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Muuse Biixi(Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye) Iyo Askarigii Joojiyey Oo Wakhti Kooban U xidhn... Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Shidaalkii Ay Shirkaduhu Keeni Jireen Sheegayna In Ay Dawlada Soo D... DAAWO Maamulka Puntland Oo Xidhiidhkiina U Jaray Dawladda Somalia aadna uga Xanaaqay Maamul u sama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|