|
|||||
WAJAALE NEWS
“Buurmadow Ha Keeno Dadkii Dilka Gaystay Ee Jufadiisa Ahaa” Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland
June 9, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, oo dhaliilo u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi. Dhinaca kale, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa waxa uu fariin u diray Boqor Cismaan Buurmadoow oo hore ugu dhawaaqay shir lagu qabanayo magaalada Burco.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO; Warbixino Laga Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Weriye Axmed Xasan Cawke Iyo Xogwaranka Saaxii... Madaxweynaha Somaliland oo Munaasibad Sagaatin Ah Ku Macasalaameeyey 380 Arday oo Deeq Waxbarasho Ka... “Waxaan Leeyahay Madaxwaynaha La Doortay, Afar Shay Kala Dooro”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar, COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|