Ardayda Dugsiyada Sare iyo Kuwa H/Dhexe Ee Magaalada Wajaale oo U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardayda Dugsiyada Sare iyo Kuwa H/Dhexe Ee Magaalada Wajaale oo U Fadhiistay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN) – Ardayda dugsiyadda sare iyo dugsiyada dhexe ee magaalada Wajaale ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2018/2019 , kaasi hal mar ka wada bilaabmayo dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Waxaa goobaha uu ka socday Imtaxaanku kormeeray Xoghayaha dawlada hoose ee magaalada Wajaale oo uu weheliyo guddoomiyaha Waxbarshada ee magaaladaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Tog Wajaale Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS