|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Liberally-ga Qaranka Somaliland oo Ka Waramay 23,000 oo Buug oo Lagu Wareejiyay
June 15, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Agaasimaha Maktabada akhriska qaranka Somaliland ee Siilaanyo Liberally Axmed Daahir Cige, ayaa waxaa uu ka waramay 23,ooo kun oo buug oo ay kala wareegeen Hay”adda Book Aid International. Dhinaca kale, Gudoomiyaha Maktabada Somalilan ayaa ka warbixiyay sida ay bulshada Somaliland ay uga faa’idaysteen maktabadani iyo tirada Ardayda ee soo booqda maalin kasta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Sd9UFjUihhI Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Daawo:Wiilka Uu Sodoga U Yahay Madaxwayne Silaanyo Oo Ka Hadlay Ansixinta Labada Aqal Ansixiyeen Sal... Madaxweynaha Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ka Hor Khudbadeeyo Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay. DAAWO: “ Hada Anaga Reer Booramoow Waxaa Na Wareeriyay Puntland Iyo Somaliland Idinkuna Waxaad Is W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|