|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Masuul Cusub Umagacawday Wakiilka Arimaha Ganacsiga Ee Safaarada Itoobiya.
May 26, 2019 - Written by Editor:Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Xilkii ka Qaaday Wakiilkii Arimaha Ganacsiga Ee Safaarada Itoobiya Ufadhiyay Iyo Magaca Masuulka Cusub Ee Loo Magacaabay!HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska Jamhuuriyada somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) ayaa xilkii ka qaaday wakiilkii arimaha ganacsiga ee safaarada somaliland ufadhiyay dalka Itoobiya Cabdiraxmaan Cabdi Xasan, Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ayaa xilkaasi umagacaabay aqoonyahan Cabdibaaskid Aadan Ibraahim. Wasiirka wasarada ganacsiga ayaa wasaarada arimaha Dibada ku wargaliyay magaacisbtaasi isagoo safiirka somaliland ufadhiya itoobiya ka codsaday in xilkaasi si deg deg ah ugu kala wareejiyo labadan masuul Waxaan lafilayaa in Maalmaha soo socda ay la kala wareegaan xilkan. HALKAN KA AKHRI WARQADA MAGACAABISTA;
Related posts:Amb Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland & Itoobiya Iyo Xogaha Uu Bulshada u Iftiimiyay! Xilka Aan Anigu Hayaa Waxa Weeye Ka Madaxweynuhu Ii Magacaabay Ee Dastuuriga Ah Waiirka Madaxtooyad... Siyaasi Xamse Khayre Oo Ka Hadlay Qaarkamid Ah Goobihii Diwaan Galinta Degmada Wajaale Oo Cilad Fars... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|