Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Imaamada Masaajidada Ku Amartay In Joojiyaan Makarafoonada Habeenkii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Imaamada Masaajidada Ku Amartay In Joojiyaan Makarafoonada Habeenkii
May 26, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha guud ee wasaarada diinta iyo aw qaafta ayaa imaamada masaajidada ku amaray in joojiyaan makarafoonada ay habeenkii shidayaan kuwaasi oo bulshada cabasho badan ka keentay.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS