|
|||||
WAJAALE NEWS
Wariye Lagu Xidhay Laascaanood Isagoo Dhaawac Ah
May 13, 2019 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN) – Ciidamada booliska magaalada Laascaanood, ayaa caawa xabsiga u taxaabay Wariye Cabdi Keyse Tungub oo gobolka Sool uga wakiil ahaa Telefiishanka Bulsho. Weriye Cabdi Keyse ayaa dhaawac soo gaadhey xiliga la qabanayey sida uu C/raxmaan Cali Ducaale wakiilka ururka SOLJA ee gobolka Sool uu xaqiijiyay. Weriyahan ayaa markii labaad ah oo la xidho sanadkan iyadoo bishii February la xidhiy maalin kadibna wadahadal bahda saxaafadu ka shaqaysay lagu sii daayey.
Wajaalenews Desk Laascaanood Office Wajalenews@gmail.com Related posts:War Dag-Daga: Madaxweyne Silaanyo Oo Miray Xukuumadiisa Kuna Sameeyay Isku Shandhayn Xil ka Qaadis ... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka S... Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Dhawaajiyey Muddo Kordhinta Xukuumada Siilaanyo In Ay Geed Ka Go’an Taha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|