|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Somaaliya Oo Si Ka Duwan Aragtida Maamulka Farmaajo Uga Hadlay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
May 19, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta dawlada somaliya xilal sare kasoo qabtay ayaa si ka duwan aragtida Maamulka Madaxwayne farmaajo uga hadlay Xuska 18may ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Somaliland taasi oo dareeno kala duwan ku abuurtay shacabka Somaliland Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada Yuusuf garaad Cumar iyo wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Cabdikariim Guuleed soo noqday madaxwaynaha maamul goboleedyada somaliya Labada siyaasi ayaa umada afka somaliga ku hadashay la wadaagay aragtida ay ka qabaan madaxbaanida Somaliland iyo tixgalinta ay u hayaan somaliya iyo Somaliland oo noqda laba dawladood si sharciya ku kala baxa HALKAN KAGA BOGO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY ARAGTIDA LABADA SIYAASI; Related posts:Maamulka Dekeda Berbera Oo Amaro Culus Dul Dhigay Maraakiibta Iyo Doonyaha Ka Yimaada Dalka Yemen+So... Reer Gabiley Oo Munaasibad Sabootin Ah Usameeyay Badhasaab Kuxigeenkii Hore Ee Gobolka Oo Udalacay B... Xukuumada Somaliland Oo Gacanta Dawlada Kusoo Celisay Xaruntii Kaydka Kaluunka Berbera iyo sobobta. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|