|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo “Baarlamaanka Jsl Ugu Baaqay In Ay Diidaan Ansixinta Xukunka Deg Deg Ah Ee Madaxwaynuhu Kusoo Rogay Gobolka Sanaag.
May 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa baarlamaanka somaliland ugu baaqay in aanay ansixin xukunka Deg deg ah ee madaxwayne muuse biixi kusoo rogay gobolka sanaag kaasi oo maalinta bari kulan ay ka yeelanayaan laba gole ee Somaliland Siyaasi geel jire ayaa ka digay khatarta ku lamaan xukunka deg deg ah ee xukuumadu shaacisay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Maxamed Cali Bile Markuu Quus Iska Soo Taagay Madaxtooyadii Ayuu Yidhi Wadanka Waxba Inooma Yaalaan... DAAWO;-Xabaal Wadareedyo Cusub Oo Laga Helay Magaalada Hargaysa Iyo Xukuumada OoFaah faahin Ka Bixis... Jawaari Oo Khudbad U Jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, Kuna Dhawaaqay In Uu Is-casilay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|