|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Warshada Daqiiqda Boodhari Mills Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Dhamaystirka Warshadu Iyo Maalgalin Ay Ku Samaynayaa Beeralayda.
May 5, 2019 - Written by Editor:Arabsiyo(W,N)- Gudoomiyaha warshada daqiiqda ee boodhari mills cabdiraxmaan sheekh axmed nuur ayaa ka warbixiyay gabo gabada dhamaystirka warshada daqiiqda. Sidoo kale gudoomiye cabdiraxmaan ayaa indho indhayn ku tagay dhul beereedyo ay doonayaan in maal galin kusameeyeen, kaasi oo beeralayda dalka lagu samaynayo maal galin wax soo saar. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; https://youtu.be/0FNZcWd54Ew Related posts:DAAWO;-Maamulka Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Agab Ka Gudoomay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Qurb... DAAWO;-Aas Qaran Oo Boorama Loogu Sameeyay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Dhawaan L... Daawo:Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Soo Afmeeray Qaybinta Kaadhka Codbixyaha Gobol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|