Madax-dhaqameedka Labadii Jufo Ee Ay Ka Soo Jeedeen Saraakiishii La Dilay oo War Culus Soo Saaray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Labadii Jufo Ee Ay Ka Soo Jeedeen Saraakiishii La Dilay oo War Culus Soo Saaray
May 4, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)– Salaadiinta, Madax-dhaqameedka iyo Cuqaasha labadii jufo ee ay ka soo jeedeen labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag oo maanta shir’jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa war culus ka soo saaray dilka labadaasi sarkaal, iyagoona fariin culus u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Borama Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS