|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Suuqyada Magaalada Hargeysa Kula Shaheeyay Dadwaynaha
May 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ay wehelinayaan xildhibaano ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax, ayaa maanta salaadii Jumcaha kahor uu qaar ka mid ah shacabka degmada Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi. Guddoomiye Cirro oo saacado ku sugnaa goobaha maqaaxiyaha shaaha ee degmada Axmed Dhagax, ayaa xaal waraystay isagoona la sheekeystay dadkii goobta ku sugnaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:“Xuuto Muxuu Ka Hadlayaa! Dalku Sharci Buu Leeyahay, Cidda Sharciga Ku Xadgudubtay Ma Bilayskaa Mise... Daawo:Suldaan Maxamed C/qaadir Iyo Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Duray Xukuumada Si Wayna Uga Soo H... Alla ha U Naxariistee Waxaa Caawa Magaalada Gabilay ku Geeriyooday Ex Xildhibaan/Macalin Cabdi Ask... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|