|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Ayaan Daro Weyn Ku Tilmaamay Xaaladii Deg Dega Ahayd Ee Madaxweyne Biixi Ku Soo Rogay Gobolka Sanaag
May 5, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadley saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Somaliland oo lagu laayay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Dhinaca kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay xaaladii deg dega ahayd ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo, isagoona sheegay in arintaasi ay Somaliland u soo hoysay sumcad xumo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Maamulka Degmada Wajaale Oo Fuliyay Olole Wax Lagaga Qabanayo Goobaha Biyo Fadhiisigaa Iyo Xoghayaha... Daawo: Akaademiyada Nabada Somaliland Oo Shaacisay Inay Dood U Qabanayaan Guddoomiyaasha Sadexda Xis... Daawo: Taliyaha Ciidanka Milateriga Aaga Buuhoodle Oo Sheegay In Dagaalka Buuhodle U Dhaxeeyo Somali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|