Hargeysa (WJN)– Cabilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Ex: Wasiir Xaglotoosiye iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com