|
|||||
WAJAALE NEWS
Dib U Xasuuso Taariikhda Balanqaadyadii Madaxwayne Biixi Wakhtigii Hore iyo Wakhtiga Imika
May 17, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii uu ku jiray ololaha Madaxtinimo ee uu doonayay inuu ku fadhiisto kursiga dalka ayaa waxa uu sameeyay wakhtigaasi balanqaadyo badan, isagoona ku baanay inuu yahay murashaxa kaliya ee qaranka Somaliland xogogaalka u ah. Hadaba Waxaanu halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamij ka hadlaya balanqaadyadaasi ee aan fulin ee uu sameeyay Madaxweyne Biixi wakhtigii uu guclo orodka ugu jiray hanashada kursiga..
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka War Bixiyay Safar Uu Tagay Dalka Sweden Iyo Waxyaabihii Uqab... Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo... Booliska Gobolka Saaxil o Habeenkii Xalay ahaa Baajiyay Xaflad ay Qabsan lahayd Shirkada Kaluumaysi ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|