|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Barnaamijka Debaal Dega Xuska 18may Ee Magaalada Tog Wajaale Iyo Waxyaabaha Ku Cusbaa Sanadkan!
May 21, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N) Magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa kamid ahayd meelihii sida wayn looga xusay maalinta lasoo noqoshada madaxbaanida somaliland ee 18may. Maamulka maagalada tog wajaale ayaa xuska 28aad ee maalinta 18may siwayn usoo abaabulay iyadoo uu mishiinka hawalaha hagayay uu ahaa xoghayaha degmada oo isagu aan hadh iyo habeen ka seexan mudadii uu socday ugaar garowga 18may waxaanay kumanaan kamida shacabka magaalada Tog wajaale isku soo baxeen fagaaraha khayriyada wajaale kuwaasi oo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo heesaha ugaarka amaalin. Shacabka magaalada wajaale oo ay horkacayaan maamulku ayaa socdaal ku maray jidadka magaalada. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Barmaamijka Debaal Dega 18may Oo Dhamaystiran; Related posts:U Fiirso: Tilmaanta Uu Bixinayo Qoraal Ku Qoran Walxo Diyaaraddi Ku Soo Gantay Dhul Ka Mid Ah Somali... Ururka Qareenada Somaliland Ee SOLLA Oo Warbixin Kasoo Saarey Khaladaadka Sharci Ee Ka Dhashay Qaybi... Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|