DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Prof Samater Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Banaanka Keenay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Prof Samater Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Banaanka Keenay.
May 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Prof Axmed Ismaaciil samater ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay ujeedada ka danbaysa barmaamijka isaga iyo khaliif wadaan halka uu danbeeyay mid ahaashihii xisbiga kulmiye iyo xidhiidhka madaxwayne biixi ka dhexeeyay

Halkan ka daawo waraysigan oo dhamaystiran;

COMMENTS
LINKS