DAAWO;-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jig Jiga,
May 8, 2019 - Written by Editor:

Jig jiga(W,N) wafti balaadhan o ka socda smaliland islamrkaana uu hogaaminayo wasiirka wasaarada biyaha saleeban cali kore ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada jig jiga ee ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya

Watfigan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka beeraha ddsi iyo xubno kale oo kamida xukuumada madaxwayne mustafe cagjar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS