DAAWO; Madaxwayne Xaaf Oo Ka Hadlay Sobobta Uu U Fashilmay Shirkii Dawlada Fadaraalka Iyo Maamul Goboleedyada Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Xaaf Oo Ka Hadlay Sobobta Uu U Fashilmay Shirkii Dawlada Fadaraalka Iyo Maamul Goboleedyada Somaliya.
May 11, 2019 - Written by Editor:

Garoowe(W,N)–Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu u fashilmay shirkii garoowe  ee dawlada fadaraalka iyo maamul goboleedyada somaliya isagoo saaka u dhoofay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya

Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa uu sheegay in Shirka uu ku soo dhammaaday si aan Ummada Soomaaliyeed  u wanaagsaneyn,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS