|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Shil Gaadhi Oo ka Dhacay Dacar Budhuq Iyo Tirada Dad Ajaanibka Ah Ee Ku Geeriyooday.
May 24, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay shil gaadhi oo maanta ka dhacay dacar budhuq kaasi oo sobobay khasaaraha dhimasho iyo dhaawacba leh Sidoo kale ciidanka booliska ayaa sheegay in ay dadka dhintay ku jireen laba qof oo ajaanib ah Dhanka kale ciidanka booliska ayaa sheegay waxa sobobay shilkaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/W7faeJviBAY Related posts:DAAWO ; Ururka Taakulo Oo Wacyi galin Balaadhan Oo ku saab Qaadashada Kaadhka Codbixinta Ay ka fuli... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliya Fariina U Diray Calooshooda U Shaqaystaya... Marwada Koowaad Ee Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Oo Safar Qarsoodi Ah Ku Timi Hargaysa Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|