|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Labadii Sarkaal Ee La Dilay oo Fariin Hanjabaad Ah U Diray Xukuumada
May 6, 2019 - Written by Reporter:Borama (WJN)– Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama, ayaa markale cambaareeyay dilkii loo gaystay labadii sarkaal ee lagu dilay degmada Gar-adag. Dhinaca kale Madax-dhaqameedkan ayaa waxa ay Xukuumada Somaliland iyo Wasiirka amniga ugu baaqeen in arinta dilka labada sarkaal ay si deg deg ah wax uga qabtaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk Borama Office Wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|