|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland oo Gargaar Deg Deg Ah Gaadhsiisay Dadka Barakacayasha Ah Ee Dabku Qabsaday
April 2, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Guddoomiyaha hay”adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabddikariin Axmed Maxamed “Xinif” oo ay weheliyaan Wasiirka wasaarada Biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxmuud Caydiid “Soltelco”, oo si wada jira u wada qabtay shir jaraa’id, ayaa sheegay in ay gurmad deg deg ah ay Xukuumadu u samaynayso dadkii ay guryahoodii ku gubteen dabkii xalay ka kacay xaafad ay degenyihiin dad barakacayaal ah oo ku yaala Hargeysa. Sidoo kale masuuliyiintan ayaa sheegay in isla maanta ay dadkaasi waxyeelada ka soo gaadhay dabkaasi ay gaadhsiiyeen kaalmo yar oo dhiig joojin ah, baalse gurmad dhamaystiran loo samayn doono.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|