|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xukuumada Waxaan Usoo Jeedinayaa Xeerka Shalay Golaha La Horkeenay, Hadii Uu Halkaasi Dhaafo Qaranka Ceebay Ku Tahay”Siyaasi Axmed.
April 9, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Maxamed Bookh oo kamida siyaasiyiinta gobolka gabiley ayaa si adag uga hadlay xeer shalay la horkeenay golaha wakiilada kaasi oo lagu sheegay in Xildhibaanada golaha deegaanka la qaadayo xasaanada marka laga reebo maayarada iyo kuxigeenadooda, Siyaasi Axmed Kayse ayaa xeerkaasi ku tilmaamay mid ay soo alufeen maayaradu qaranka ceeb ku ah Dhanka kale siyaasi axmed kayse ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in cida musuq maasuqa ugu wayn ku kacday dalku ay yihiin maayarada loona baahan yahay in la kala diro balse aanay suurto gal ahayn in xeer ay samaysteen golaha wakiiladu ansixiyaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Dhoolatuska Maraykanku Ku Qabanyo Berbera Iyo Ficilada Ka Dhanka a... Warbixin Laga Soo Diyaariyay Deegaanka Baho Dhamal Ee Laga Helay Shidaalka Iyo Bulshada Ku Dhaqan Oo... Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo Si Adag Uga Horyimid Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|