Wefti Dawlad Deegaanka Soomaalida Ka Socda oo Booqday Dekada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wefti Dawlad Deegaanka Soomaalida Ka Socda oo Booqday Dekada Berbera
April 28, 2019 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)– Wefti balaadhan oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo maaalinnimadii shalay ahayd soo gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saxaail, ayaa maanta booqaday dekeda weyn ee Berbera, waxana weftiga halkaasi ku soo dhaweeyay Maayirka magaalada Berbera iyo Maareeyaha dekedaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

 Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS