|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Farta Ku Fiiqay Cida Dhamayn Karta Khilaafka Qoyska ina Xasan Dalab Iyo Madaxwayne Biixi Ee Muranka Dhulka
April 20, 2019 - Written by Editor:Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa si adag uga hadlay khilaafka culus ee ka taagan dhul xkuumadu sheegay in ay madaxtooyo ka dhisayso iyo cabashada qoyska dhulka leh oo xukuumada madaxwayne biixi tacadiyo badan kula kacday sidoo kale cabdilaahi jawaan ayaa sheekh aadansiiro ,suldaan xasan iyo wasiirka warfaafinta ugu baaqay in ay dhameeyaan khilaafkan udhexeeyay madaxwayne biixi iyo maxamed xasan dalab HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Ay Ku Dhisayaan Wadada Halbolwaha Ah Ee Gudaha Magaal... Daawo: Waa Kuma Madaxweynaha Cusub Ee Soomaliya Halkan Kaga Bogo Taariikhsiisa Iyo Aqoonta Uu Bartay Guddoomiyaha Ha’yadda Shaqaalaha Oo Ka Hadlay Wejigii Labaad Ee Tiro-koob Madax Taabasho ah Iyo 10-k... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|