|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Ku Saabsan Arimaha Cadaalada oo Ka Dhacay Magaalada Wajaale Ee Dhinaca Itoobiya
April 22, 2019 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN)- Shirka qiimaynta Hay”addaha cadaalada iyo wada shaqaynta cadaalada ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay Somaliland qayb ka tahay, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Tog Wajaale ee dhinaca daanta Itoobiya. Shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha Maxkamadaha guud ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdilaahi Siciid Cumar,Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka magaalada Wajaale ee dhinaca Itoobiya Cawil Cabdilaahi Maxamed, Maayarka magaalada Wajaale ee dhinaca Itoobiya Mukhtaar Abiib Guri Joog, maamulka degmada Wajaale ee dhanka Somaliland, Saraakiil ka socda maamulada magaalada Tog Wajaale ee Somaliland iyo Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Cuqasha Iyo Siyasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Salal Oo Fariin Adag U Diray Madaaxwayne Muuse Biixi ''Dimuqraadiyaddu Waxay Khatar Ku Tahay Diinta Islaamka , Reer Galbeedka Madaxdoodu Cidii Ku Raacda ... Xildhibaan Xasan Dhuxul Oo Khudbad Dhinacyo Taabanaysa Ujeediyay Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|