|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Cali Khaliif Iyo Axmed I, Samatar Oo Loo Ogolaaday In Ay Dood Kale Ku Qabtaan Boorama Iyo Wakhtiga Ay Dhacayso!
April 24, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Prof Axmed Ismaaciil Samater iyo Cali Khaliif Galaydh oo kamida Aqoonyahanka reer Somaliland mudooyinkii udanbeeyay dood cilmiyeedyo kala duwan ku qabanayay magaalooyinka somaliland kuwaasi oo dhalinyarada dalku aad uxiisaynayeen ayaa loo ogolaaday in ay dood kale ku qabtaan magaalada boorama ee gobolka awdal oo hore loo sheegay in ay xukuumadu udiiday in ay ku qabtaan Midkamida ah aqoonyahan gobolka awdal eek u hawlan qaban qaabada munaasibadan ayaa shaaciyay in ay maamulka gobolku ogolaadeen islamarkaana la qaban doono afarta bisha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Dadkii Uu Beer Cadaaday Bas Lama Raaco, Oo Gadiidkiiba Waalayska Dhigay, Madaxwaynuhuna Uu Arkayaa,... Daawo: "Ciidamada Somaliland Marnaba Dib U Soo Noqon Maayaan"..Taliyaha Hawl Galinta Ciidanka Qarank... Hadalkii Safiirka Somaliland Ufadhiya Itoobiya Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Galaafto Xidhiidhka Somalila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|